Horudhac: Burnley vs Arsenal

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda toddobaadkii hore heshay guusheedii ugu horreysay ee xilli ciyaareedkan horyaalka Ingiriiska ee Arsenal ayaa maanta u safreysa naadiga Burnley kulan ka...

Barcelona oo kula tartameysa Real Madrid saxiixa Paul Pogba

Baladweyne (Radio Beerlula)-Barcelona ayaa kula tartami doonta kooxda ay sida xoogan u dagaalammaan ee Real Madrid saxiixa laacibka khadka dhexe reer France iyo naadiga...

Xulka Belgium oo markale kaalinta koowaad ka soo muuqday & England oo kaalinta saddexaad...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey qiimeynta billaha ah ee kala sarreynta xulalka Adduunka, waxaana markale kaalinta koowaad ka soo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Maxamed Yuusuf Cabdulahi. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/382123293573549

Real Madrid, Man City, Liverpool oo guulo gaaray

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa xalay la ciyaaray ciyaaro ka tirsan kulammada daah furka ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/843971342897395

Hordhac: Liverpool Vs Ac Milan:

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Liverpool ayaa Anfield ku marti galin doonta kooxda Ac Milan kulan adag oo si weyn loo sugayo kana tirsan wareega Group-yada...

Hordhac: Inter Milan Vs Real Madrid

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Inter Milan ayaa marti galin doonta Real Madrid kulan adag oo ka tirsan wareega Group-yada champions League kana dhici doona aroonka...

Bayern Munich, Chelsea, Juventus oo guulo gaaray

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bayern Munich ayaa guul ka soo heshay kooxda Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga soo adkaatay...

Bernd Leno oo qarka u saaran inuu ka tago Kooxda Arsenal

Baladweyne (Radio Beerlula)-Goolhaye Bernd Leno ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu isaga tago Kooxdiisa Arsenal kaddib markii uu booska koowaad...