Horudhaca: Kooxaha Sikompa VS Midnimo

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaari doona kooxaha Sikompa VS Midnimo kuwaasi oo qeyb ka...

kooxda Laabka oo 5-iyo 3 uga adkaatay kooxda Ciisediin.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne. Galabta waxaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya...

Joan Laporta Oo Shaaciyey Dalab Waalli Ah Oo Laga Soo Gudbiyey Lamine Yamal

Baladweyne(Radio Beerlula)-Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Laporta ayaa shaaciyey in dalab waalli ah laga soo gudbiyey xiddiga da’da yar ee usoo baxay...

Horudhaca: kooxaha Ciise Diin iyo Laabka ee Baladweyne

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaari doona kooxaha Ciise Diin Vs Laabka. kuwaasi oo qeyb...

xulka dhagaxjibis oo 6 iyo-0 uga badiyay xulka Gaadiidka.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne. Galabta waxaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya...

Horudhaca: kulanka adag ee galabta u dhexeeya kooxaha Dhagax jabis VS Gaadiidka

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaari doona kooxaha Dhagax jabis VS Gaadiidka kuwaasi oo qeyb...

kooxda Horseed oo laga saaray Tartanka Ramadaan Cup ee Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddiga tartanka Ramadaanka ee Magaalada Baladweyne ayaa gabi ahaanba tartanka ka saaray kooxda Horseed kadib gacan ka hadal ay sameeyeen kulankii galabta ay...

Horudhaca: Kooxaha Horseed VS Buulaxableey.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaari doona kooxaha Horseed iyo Buulaxaableey  kuwaasi oo qeyb...