Horudhac: England vs Germany

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada London ee caasimadda Ingiriiska ayaa caawa marti gelineysa kulanka ugu weyn ee wareegga 16-ka tartanka qarammada qaaradda Yurub ee sanadkan halkaas...

Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Astana iyo Man United oo la shaaciyey

Baladweyne(Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Astana iyo Man United, iyadoo Grant oo markiisii ugu horreysay ku soo...

Horudhac: Manchester City vs Chelsea

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa dalka Portugal caawa lagu soo gaba-gabeyn doonaa tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2020-21 iyadoo ay iska hor imaanayaan kooxaha Manchester City...

Man United oo dalab cajiib ah miiska u saartay Leicester City

Baladweyne(Radio Beerlula)- Manchester United ay isku diyaarineyso inay dalab qaali ah ay u bandhigto kooxda Leicester City, si ay kala saxiixato daafaca Harry Maguire,...

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City Iyo Everton ee Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha  Manchester City Iyo Everton kulanka goor dhow soo gali doona...

Horudhac: Netherlands vs Austria

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kulanka ugu xiisaha badan Guruubka C ee tartanka qarammada qaaradda Yurub ayaa caawa lagu ciyaari doonaa magaalada Amsterdam ee dalka Holland markaas...

Horudhac: Italy vs Austria

Baladweyne(Radio Beerlula)-Xulka kubadda cagta dalka Taliyaaniga ayaa kulankii ugu horreeyay ee Euro 2020 ku ciyaari doona meel ka baxsan dalkiisa waxaana magaalada London uu...

Hordhac: Chelsea Vs Leicester City

Baladweyne(Radio Beerlula)-Kooxaha chelsea iyo Leicester city ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo final-ka FA Cup-ka ah kaas oo ka dhici doona garoonka...

Feysal Xasan Xaashi oo sii dheereystay hoggaanka Gooldhalinta Horyaalka Somali Premier League

Baladweyne(Radio Beerlula)- Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Mogadishu City Club Feysal Xasan Xaashi ayaa hoggaanka gooldhalinta horyaalka Somali Premier League sii dheereystay kaddib markii uu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/476321406733271