Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Maxamed Yuusuf Cabdulahi. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/570197184324420

Liiska xiddigaha Kooxda Bayern Munich uga qeyb-galaya kulanka caawa ee Barcelona oo la shaaciyey

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Bayern Munich uga qeyb galaya kulanka caawa ee Champions League. Kooxda reer Jarmal oo goordhow u duushay...

Liiska xiddigaha Kooxda Manchester United uga qeyb-galaya kulanka caawa ee Champions League oo la...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa magacaabay 22 ciyaaryahan oo kaliya oo uu ula safrayo Waddanka Switzerland, halkaasoo ay kula soo ciyaarayaan caawa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabdiqadir Cumar Ibraahim. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/533038677769091

Liverpool oo guul ka soo heshay kooxda Leeds United oo ay ku booqatay garoonka...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Liverpool ayaa guul ka soo heshay kooxda Leeds United oo ay ku booqatay garoonka Elland Road, kaddib markii ay kaga soo adkaatay...

Real Madrid oo guul soo laabasho ah ka gaartay Celta Vigo

Baladweyne (Radio Beerlula)-Real Madrid ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Celta Vigo oo ku soo booqatay garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay...

kooxda Liverpool ah oo si xiiso leh kaga hadlay awooda ciyaareed ee Romelu Lukaku

Baladweyne (Radio Beerlula)-Halyeeyga kooxda Liverpool ee Graeme Souness ayaa falanqeeyay qaab ciyaareedka Romelu Lukaku kaddib markii uu kaga caawiyay Chelsea inay ku garaacaan naadiga...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/3040176719547229  

Chelsea oo garoonkeeda Stamford Bridge guul kaga gaartay kooxda Aston Villa

Baladweyne (Radio Beerlula)-Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge guul kaga gaartay kooxda Aston Villa, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/561019888650095