Hordhac: Barcelona Vs Atletico Madrid

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda Atletico Madrid kulan xiiso gaar ah leh kana tirsan horyaalka La Liga todobaadkii 35-aad ee...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/638669926844665/

Horudhac: Burnley vs Liverpool

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa rajo wacan ka qabta inay kusoo laabato boosaska afarta sare ee horyaalka Ingiriiska kulanka ay caawa booqaneyso...

Horudhac: Tottenham Hotspur vs Chelsea

Baladweyne(Radio Beerlula)- Labada Tababare ee Jose Mourinho iyo Thomas Tuchel ayaa is wajahaya markoodii ugu horreysay abid, iyadoo Kooxda Tottenham Hotspur ay soo dhoweynayso...

Hordhac: Man City Vs Chelsea & Liverpool Vs Southampton

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Man City ayaa marti galin doonta kooxda chelsea kulanka ugu adag todobaadkan horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Etihad...

Horudhac: Sheffield United vs Manchester City

Baladweyne (Radio Beerlula)-Garoonka Bramall Lane ayaa marti gelinaya kulanka ugu horreeya horyaalka Premier League maanta oo Sabti ah, iyadoo kooxda Sheffield United ay soo...

Hordhac: Norwich vs Liverpool

Baladweyne(Radio Beerlula)- Liverpool ayaa sii dheeraysan kara doonta hoggaanka horyaalka Premier League marka ay caawa fiidka booqato naadiga sagxadda hoose fadhiya ee Norwich, waxaana...

RASMI: Liverpool Oo Noqotay Kooxda Ugu Koobabka Badan Kooxaha England & Liiska Kooxaha Ku...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Liverpool ayaa ku guuleysatay koobkeedii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka. Bilowgii xilli ciyaareedkan kooxda Jurgen Klopp waxa ay fursad u heysteen inay todobo...

Hordhac: Man City vs Liverpool

Baladweyne (Radio Beerlula)- Liverpool ayaa markii ugu horreysay kaddib mudo 10,650 maalmood ah ciyaaraysa iyagoo ah hormuudka England waxaana ay caawa kooxda Manchester City...

Man United oo u gudubtay wareega siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib markii ay Chelsea...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Manchester United ayaa xalay u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-2 kaga soo adkaatay kooxda Chelsea...