Tababare Thomas Tuchel oo ka hadlay guuldarradii kooxdiisa PSG ka soo gaartay Man United

Baladweyne (Radio Beerlula)- Macalinka kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa muujiyay sida uu uga naxsan yahay qaab ciyaareedkii kooxdiisa ee kulankii Manchester United bilowgii...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/1269747380051141/

Ka bogo guud ahaan kulamada caawa ee tartanka Champions League & saacadaha ay soo...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamada heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha waa weyn ee...

Natiijooyinka kulamadii laga ciyaaray Champions League

Waxaa xalay la daah furay kulamada heerka group-yada ee tartanka UEFA Champions League, xilli ciyaareedkan 2020/21 iyadoo kooxihii  ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen Juventus, Machester...

Suarez oo hoggaaminaya liiska xiddigaha Kooxda Atletico Madrid Madrid ee habeen dambe wajahaya Bayern

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Atletico ay habeen dambe kala hortagayso naadiga Bayern Munich, Suarez ayaa hoggaaminaya, iyadoo sidoo kale ay...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/721498948454354

Kulamo xiiso badan oo katirsan Champions League oo caawa la ciyaarayo.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa caawa la ciyaari doona kulamo xiiso badan oo ka tirsan tartanka Champions League halkaan hoose kaga bago saacadaha la ciyaarayo iyo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/646665322663566/

Real Madrid Oo Loo Sheegay In Uu Isco Isaga Tagi Doono Kooxda

Baladweyne (Radio Beerlula)-Isco ayaa ciyaaray kulankii Cadiz ee ay Real Madrid guuldarada la kulantay horyaalka La Liga laakiin xiddiga reer Spain ayaan kulamo badan...

Bernd Leno Oo Digniin U Diray Man City

Baladweyne (Radio Beerlula)-Goolhayaha Koxoda Arsenal ee Bernd Leno ayaa sheegay in ay Arsenal soo yaraysay farqigii ay ka dambaysay kooxda Man City inkasta oo...