Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...

https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/649340566313478

“Cristiano Ronaldo naftiisa aad buu uga fikiraa” – Gianluigi Buffon

Baladweyne (Radio Beerlula)-Goolhaayaha halyeeyga ah xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa difaacay saaxiibkiisii ​​hore ee Cristiano Ronaldo, kaasoo xagaagan ka...

fhjj

Tababar ku saabsan habka loo sameeyo xog ururinta oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan sida loo sameeyo cilmi barista loona diyaariyo buuga qalinjibta...

“Tani waa sababta aan si adag ugu tartami doono Premier League” – Dimitar Berbatov

Baladweyne (Radio Beerlula)-Halyeeyga kooxda Manchester United ee Dimitar Berbatov ayaa rajo wanaagsan muujiyay kahor inta uusan bilaaban xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka Premier League,...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Maalinta Tubaakada Adduunka oo maanta ku began

Baladweyne (Radio Beerlula)-Sanad walba 31 may Waxaa guud ahaan caalamka laga xusaa maalinta tubaakadda Adduunka iyadoo looga hadlo Ka ilaalinta dhalinyarada khalkhalgelinta waxsoosaarka iyo...