Warshad sameysa fadhiyada casriga oo laga hirgeliyay Baladweyne iyo fursado shaqo oo laga helay

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa laga hirgeliyay warshad soo saarta fadhiya casriga, iyadoona ay fursado shaqo ka heleen dhalinyaro...

Tababar ku saabsan sida loo diyaariyo buuga qalin jabinta oo lagu qabtay Baladweyne

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa lagu soo gabagabeeyay Tabar socday mudo labo maalmood ah isla markaana ku saabsanaa sida loo...

Tababar ku saabsan sida loo sameeyo gargaarka degdega ah oo lagu qabtay Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tababarkan oo loo qabtay in ka badan 50 arda y oo wax kabarata machadka Smarta college ee magaalada  Baladweyne islamarkana socday hal...

Shirkad ka shaqeysa diyaarinta xafladda qalin jabinta iyo aroosyada oo laga daah furay Baladweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo hal bowlo ah u dhaqdhaqaaqa ganacsiga gobollada koonfurta iyo waqooyiga dalka ayaa sannadihii la soo...

Dalagyada ka soo goa beeraha gobolka Hiiraan oo lagu soo bandhigay Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid lagu soo bandhigayay dalagyada ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka qeyb galay duqa magaalada Baladweyne...

Fatahaada uu sameeyay wabiga Shabelle oo saameyn ku yeelatay qaar kamid ah...

Baladweyne(Radio Beerlula)-  Goobaha ganacsiga ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa inta badan sameyn ku yeeshay fatahaada uu sameeyo webiga shabeelle. Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf...

Dhismaha wadada isku xirta degmooyinka Xamar Jajab, Xamar Weyne iyo Shangaani oo la dhagax...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay waddada laamiga ah...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warka subaxnimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Fatahaad ku dhufatay dhul beereedka waqooyi ee magaalada Baladweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Beeraha ku yaalla deegannda Qooqane, Abaley, deefow, kabxanley, Bacaad, Lafoole, iyo Garaash ee waqooyiga magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku soo fatahay dadaad...

Maamul cusub oo loo magacaabay xaafadaha magaalada Baladweyne

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha degmada Baladweyne Cismaan dhicisow dhuubow ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaashii, ku xigeennadii iyo xoghayaashii xaafadda xaafaddaha magaalada Baladweyne isalmarkana magacaabay guddoomiyaal...