Doorasho ka socota dalka Masar

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dadweynaha reer Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod-bixinta, waxayna dadkaas soo dooranayaan goalaha Aqalka Sare ee dalkaas Masar. Doorashadaan waxaa looga dareeray...

Dowladda Kenya oo wakhti kooban u qabatay dadka heysta hubka aan sharciyesneyn.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in shacabka heysta hubka aan sharciyeysneyn ay gacanta dowladda ku soo wareejiyaan muddo sideed maalmood ku...

Dowladda Hoose ee Baladweyne oo wada qorshe marsha biyood loogu sameynayo wadada laamiga

Baladweyne (Radio Beerlula)-Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin oo u warantay Radio Beerlula ayaa sheegtay in Dowlada hoose ee Baladweyne ay wado qorsho laamiga...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Xaawo luul...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka subaxnimo  ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf...

Taliban oo lagu dhaleeceeyey beegsiga haweenka

Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha Ammaanka ee Qaamada Midoobay ayaa ku dhaleeceeyey dowladda Taliban siyaasadaheeda bartilmaameedsanaya Haaaweenka iyo gabdhaha dalka Afghanistan. Talibaan-ka ayaa haweenka ka mamnuucay in...

Mu’asaso loogu tala galay Horumarinta waxbarashada oo laga daah-furay Magaalada Baladxaawo

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey mu’asasada horumarinta waxbrashada ee SANABIL oo ah mu’asaso madax banana islamarkaana caruurta...

Tababar Garoowe looga furay kormeerayaal iyo dhaqaatiirta xanaanada xoolaha Nugaal.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaarada xanaanada xoolaha ee maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ka daah furtay tababar ay ka qeybgalayan kormeerayal iyo...

Wasiir hore oo loo xiray lacag uu ‘xaday’ oo uu aroos ku galay

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir hore oo ka tirsanaa dowladda Malawi ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay in lacagaha dowladda dadweynaha uu u adeegsaday maalgelinta...

Hay’adda caafimaadka aduunka oo ka digtay mid ka mid ah Sharoobooyiinka qufaca ee caruurta

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in qayb ka mid ah sharoobada qufaca oo sumeysan islamarkana lagu farsameeyay dalka...