Duqa Baladweyne oo sheegtay in 13-ka bishan si rasmi ah loo bilaabi doono qaadista...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Duqa magaalada Baladweyne Safiya Xassan Sheekh Cali Jimcaale ayaa warsaxafadeed ay soo saartay ku sheegtay in 13-ka bishan ogosto si rasmi ah...

Shirkad Qashinka Ubadasho Bulikeetiga Guryaha iyo waxyaabo kale oo |Muqdisho Laga Hirgiliyay.

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dhaliyaradaan oo iskood isku xilqaamay ayaa magaalada muqdisho ka hergeliyay Shirkad Qashinka lagu daadiyo waddooyinka u badaaho agab la isticmaalo Shirkadaan  aya soo...

Anyax fara badan ku haya beeraha gobolka Sanaag.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Beeraleyda gobolka Sanaag ayaa walaac ka muujiyay Anyax fara badan ku haya  beerahooda iyaggoo dalbaday in gurmad lala soo gaaro. Warbixintan waxaa noo...

Buug ay qortay Xildhibaan Maryan Cariif oo ka mid ah golaha shacabka oo lagu...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay buuga war la helaa tol la helaa oo ay qortay xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ka...

Shirkada Teynis oo magaalada Baladweyne ku qabatay Tababar ku saabsan horumarinta ganacsiga

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababarkaan oo kusaabsanaa qaabka loo hormarinkaro ganacsiga isla markaana socday mudo hal maalin   ah ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Baladweyne waxaana ka...

Dawaco yar oo ka yaabisay seeynisyahanada Adduunka.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dawoco yar oo ah nooca ku nool dhulka qaboobaha ayaa ka yaabisay seeynisyahano la socday dhaqdhaqaaqeeda kadib markii ka tagtay dalka Norway,...

Afrika: Dadkii caanka ahaa ee geeriyooday 2019-ka

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaan dib u milicsaneynaa qaar ka mid ah dadkii caanka ahaa ee Afrika ka soo jeeday kuwaasoo sanadkan dhexdiisa geeriyooday. January Oliver Mtukudzi,...

Qiimaha la iibiyo barafka oo sara u kac laga dareemayo Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Warshadaha soo saara barafka ee ku yaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan...

Trump oo bartilmaameedsanaya muhaajiriinta saboolka ah ee sida sharciga ah ku joogo Mareykanka

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartilmaameedsanaya muhaajiriinta saboolka ah ee sida sharciga ah ku joogo dalkaas gaar ahaan marka ay timaaddo...

Ardeyda magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo tageeray go’aankii lagu joojiyay imtixaankii qaran.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Garbaharey  ee gobolka Gedo lagu qabtay banaanbax lagu tageerayo go'aankii wasaaradda waxbarashada  Soomaaliya ku joojisay  imtixaankii  qaran ee ka socday dalka. Banaanbaxan...