Horumar dhanka dhismaha oo si xowli ah uga socda magaalada Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Inkastoo duruufo kala duwan oo ay horseedeen shilin Soomaali la’aanta iyo lacagihii forex ay ka jiran magaalada Baladweyne ayaa haddan waxaa magaalada...

Xildhibannada golaha shacabka oo maanta yeelanaya kulan muhiim ah.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta  yeelanaya kulankooda 15-aad ee kalfadhiga 5-aad. Ajendaha kulanka ayaa ah. 1.U codeynta heshiiska caalamiga ah ee...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Sacdiyo Maxamad...

Muslimiintii u soo Cimreysan Jirtay Sacuudiga oo Xayiraaddii Laga Qaaday.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta dhowr bilood ah kaddib xayiraaddii uu sababay xanuunka COVID-19 ka qaadday muslimiinta dunida ee u soo cimro tagi...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Shacabka dalka Chili oo doortay madaxweyne cusub

Baladweyne (Radio Beerlula)-Boric oo ah 35-sano jire,ayaa lagu wadaa inuu noqdo madaxweynihii ugu da’da yaraa ee soo mara dalka Chile kadib markii uu helay...

QM oo ku baaqday in la barbar istaago Afrika inta uu socdo xanuunka COVID19

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xogahaya guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres ayaa ka digay in malaayiin Afrikaan ah ay qarka u saaranyihiin caydhnimo aad u daran...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Aadan Cabdi...

Madaxweynaha Jabuuti oo Booqasho ku yimid Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo...

Ruushka iyo Turkiga oo gaaray heshiis ka dhan ah Kurdiyiinta.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Turkiga iyo Ruushka ayaa waxay ku heshiiyeen waxay ugu yeereen heshiis "taariikhi ah" oo looga gol leeyahay in xoogagga kurdiyiinta looga nadiifiyo...