Dowladda Sucuudiga oo fariin hor leh u dirtay xujeyda sanadkan

Baladweyne (Radio Beerlula)- Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegtay in hadda ka dib aan loo baahan doonin in la xirto afxirka taas oo sii fududeyneysa xayiraadaha...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...

Maamulka gobolka Hiiraan oo Baladweyne ka daah furay imtixaanka dugsiga dhexe.

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 2448 ardey oo dhigata iskuullada ku yaalla degmooyinka Baladweyne, Jalalaqsi, Buula, Burde iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa maanta...

Nin u dhashay Afghanistan oo baaskiil ku tagaya Xajka.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dadka sanadkan gudanaya Xajka waxaa ka mid ah Nuur Axmed oo uu dhashay dalka Afghanistan, isla markaana go'aansaday inuu baaskiilkiisa ku tago...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...

Xaalad nolol xumo oo soo wajahday barakacayaal ku nool duleedka magaalada Buuhoodle

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan barakacayaasha ah oo ku nool duleedka waqooyin ee magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa xiligan waxaa lasoo darastay xaalad nolol xumo...

Markab xoolo ka qaadayey deked ku taalla Sudan oo degey

Baladweyne (Radio Beerlula)-Markab si xad dhaaf ah loo raray oo siday xoola nool ayaa ku degey dekedda ku taalla badda cas ee Sawakin ee...

In ka badan 50 ardey oo ka qalin jabisay kuliyadda waxbarashada ee jamaacadda Baladweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta jaamacada Baladweyne ee xaafadda Howlwadaag islamarkana ay ku qalin jabinayeen in ka badan 50 oo ardey...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed...

Olole indhaha loogu fiiqayo 800 ruux oo laga daahfuray Hargeysa

Baladweyne (Radio Beerlula)-Isbitaalka Daryeel ee magaalada Hargeysa ayaa laga daahfuray olole indhaha si bilaash ah loogu fiiqayo inkabadan 800 ruux oo danyar ah waxaana...