Wasiirka maaliyadda oo dhagax dhigay xarunta ilaalinta cashuuraha

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dhagax dhigay xarunta ilaalinta  canshuuraha iyo xarumo kale. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in...

Bacaha la saarto guryaha ee laga galo roobka oo loo qeybiyay barakacayaal ku nool...

Inkabadan 50 qoys oo kamid ah dadkii abaarta kasoo barakacay isla markaana degan kaamka Khabno oo ku yaalla deegaanka Hiiraan-bile ee duleedka Baladweyne ayaa...

Dal daroogo darteed xaalad deg deg ah loo geliyay.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha dalka Sierra Leone ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo heer qaran ah oo la xiriirta isticmaalka daroogada oo...

Uk oo shaqaalaha caafimaadka ku qasbeysa inay qaataan tallaalka COVID-19.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dawladda Britain ayaa amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay ku qasban yihiin qaadashada labada talaal ee ka hortagga xanuunka COVID-19 laga...

Kulan looga hadlayay horumarinta manhajka qaran ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay kulan looga tashanayay sidii lagu horumarin lahaa manhajka qaranka islamarkana loo tababari lahaa macalimiinta...

Kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa magaalada muqdisho kuqabatay shir looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo Sidii...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay korortay tirada dadka laga helay Karoona

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Federalka ayaa sheegtay in laga helay gudaha Soomaaliya Labo kiis oo cusub oo ah cudurka Coronovirus dadka qaba caabuqaan...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Maxamed Cabdi...

Turkiga oo go’aan aan la fileynin ka qaatay kiiska dilkii Wariye Jamaal Khaashuqji

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la hakiyay maxkamadeyn ka socotay dalka Turkiga oo ka dhan ahayd 26 u dhalatay Sucuudiga oo ku eedeysnaa dilka weriye u...

Tababar ku saabsan habka tabinta xaaladaha bini’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo saxafiyiin looga...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska dowlada federaalka Soomaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay 30 saxafi oo kala...