Haweenka Baladweyne oo bilaabay inay u diyaar garooban dabal dega Ciida.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo haweenka ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul badan maadaam maalmo kooban ay naga xigan munasabada...

IMF oo walaac ka muujisay Kororka qiimaha cuntada iyo shiiidaalka ee Afrika

Baladweyne (Radio Beerlula)-IHay’adda Lacagta Adduunka ayaa ka digtay in kor u kaca qiimaha cuntada iyo tamarta ee uu kiciyay dagaalka Ukraine uu horseedi karo...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya C/qaadir Cumar...

Caruur iskugu jira agoon iyo danyar ah oo dhar ciid loogu qeybiyay Baladweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)Ururka gargaarka iyo horumarinta ee Kalkaal deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool xaafada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Deeqdan...

Erdogan oo doonaya in uu hagaajiyo xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga

Baladweyne (Radio Beerlula)Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay gaaray dalka Sacuudi Carabiya, isaga oo doonaya inuu dib u hagaajin weyn lagu sameeyo xiriirka...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo  ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar...

Xarqaanleyda Baladweyne oo fursado shaqo ka helay diyaar garowga munaasabadda ciidul fidriga.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Goobaha lagu talo dharka ama Harqaanka ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya mashquul badan iyadoo dhalinyaradan ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta ee...

Gabdhaha xarunta agoonta Boondheere ee magaalada Muqdisho oo loo qeybiyay deeq dhar ah.

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 600 oo gabdhood oo ka mid ah gabdhah xarunta agoonta Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa loo qeybiyay deeq dhar...

Mareykanka iyo Ruushka oo isweydaarsaday maxaabiis.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ruushka iyo Mareykanka ayaa isweydaarsaday maxaabiis inkasta oo ay u dhaxeyso xiisad ka dhalatay duulaanka Moscow ay ku qaaday Ukraine. Moscow ayaa Washington...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...