In ka badan 28 milyan oo qof oo qaatay talaalka COVID-19 dalka Turkiga.

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 28.23 milyan oo qof oo ka mid ah dadweynaha dalka Turkiga ayaa qaatay talaalka COVID-19 tan iyo markii la...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar...

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in saddex boqol oo qoys ay ku barakaceen fatahaada...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan ayaa kormeer ku tagay xaafadda Xaawo Taako gaar ahaan laanta dhagax jabis...

Qaybo ka mid ah Rwanda oo looga qaxayo cabsi la xiriirta dhul gariir folkaano

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dadka ku nool magaalada Gisenye ee galbeedka dalka Rwanda ayaa guryahooda ka barakacaya xilli ay sii xoogeysanayaan astaamaha muujinaya dhul gariirka ka...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Aadan Cabdi...

Guddiga loo xil saaray soo iibinta warshada dhalisa Oksajiinta ee Puntland oo lagu wareejiyay...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan lacageed oo gaareysa shan iyo toban kun oo doolar oo ay iska soo aruuriyeen haween muxsinin ah oo ku nool dalka...

In ka badan 200 qof oo ku dhaawacantay shil Tareen oo ka dhacay dalka...

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 200 oo qof ayaa ku dhaawacantay ka dib markii laba tareen oo kuwa dhulka hoostiisa mara ahi isku dhaceen...

Sara ukac kuyimid tiirarka lagu dhiso guryaha ee lagu iibiyo suuqyada Baladweyne

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xuseen Muxumed Cali iyo Muuse Xeroow oo kamid ah ganacsatada iibisa tiirarka mareedaha iyo ulaha lagu dhiso daashahka carshaanta ah oo lahadlay...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed...

Heshiis hor dhaca ah oo la dhax dhigay beelihii ku diriray duleedka Baladweyne.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Heshiiskan oo ah mid hor dhac ah islamarkana ay isku afgarteen labadii beelood ee dhawaan dirirtu ku dhaxmartay deegannada Baladul Nuur, dharkeynta...