Fursad shaqo oo loo abuuray 21 ardey oo ka baxay iskuulka Ramadaan ee Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka iskuullada Ramadaan oo ku yaalla  laanta heegan xaafada howlwadaag e magaalada Baladweyne  ayaa shaqo abuur u sameeyay in ka badan 21...

DHAGEYSO: Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

DHAGEYSO: Wasaaradda ganacsiga oo magacowday guddi ka shaqeeyn doona xoojinta iyo suuq geynta...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayar Mareeye ayaa magaalada Muqdisho kula kula qaatay qaar ka mid ah ganacsatada...

DHAGEYSO: Durufo dhanka nolosha oo heysta barakacayaal ku sugan Baydhabo

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qoysas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa xiligan heysta durufo dhanka nolosha. Qaar ka mid ah...

SAWIRRO: Shir Looga hadlay Horumarinta Ganacsiga Iyo Maalgashiga Dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo maanta lagu qabtay wasaaradda...

DHAGEYSO: Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo  ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

DHAGEYSO: Tababar lagu baranayo sida qoraxda dab looga dhaliyo oo lagu qabtay Kismaayo

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabadan lagu qabtay hoolka xafladaha Jaamacada Juba ee magaalada Kimaayo ayaa waxaa lagu daahfuray mashruuc tababar lagu siinayo 100 dhalinyaro ah oo isugu...

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirada

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Butlaan  Saciid Cabdulahi Deni ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada oo muddooyinkii ugu dambeeyay  isha lagu hayay. Madaxweyne Deni ayaa...

DHAGEYSO: Warka Habeenimo Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa  Warka habeenimo  ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

DHAGEYSO: Shir looga hadlayo dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay Jowhar

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo dhismaha dowladaha hoose. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno kala...