Kiliga dhagax jabis ee Baladweyne oo lagu bilaabay dhisme looga hortagayo fatahaada webiga shabeelle.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dadaalo looga hortagayo fatahada webiga shabeelle ayaa ka socda kiliga dhagax jabis ee magaalada Baladweyne iyadoona meelaha uu ka fataho kiligan lagu...

Dad ka badan 3 milyan oo caalamka ugu dhintay Covid-19

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tirada dadka dunida oo dhan ugu dhintay cudurka Covid-19 ayaa kor u dhaaftay saddex milyan oo qof, sida ay shaacisay jaamacadda Johns...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...

Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas barakacayaal ah oo ku nool Baladweyne

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka haweenka iyo xaquuqul insaanka Hirshabelle Xildhibaan Caasho Khaliif Maxamed ayaa deeq biyo ah gaarsiisay qoysas barakacayaal ah oo ku nool kaamka...

Qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Hargeysa oo loo qeybiyay deeq raashin ah

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’ada Mahuraan oo ka howl gasha deeganada Soomaliland ayaa deeq raashiin ah u qeybisay dad kor udhaafaya 100 qoys oo danyar ah. Warbixintan...

Japan iyo Mareykanka oo Xoojinaya Isbahaysigooda Ka Dhanka ah Shiinaha

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo Aqalka Cad ku martigeliyay Ra’iisul Wasaaraha Japan Yoshihide Suga ayaa sheegay in labada dal ay si wadajir ah uga...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...

kulan looga hadlayo tayeynta waxbarashada gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa xarunta qalka dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay midowga dugsiyada...

Mareykanka oo kordhinaya tirada qaxootiga uu dalkaas qaabilo

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweyne Joe Biden ayaa dib u eegis ku sameeyay go'aanka qaxootiga saacado kaddib markii uu saxiixay in tirada qaxootiga ee sanad walba...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Aadan Cabdi...