Maamulka gobolka Hiiraan oo waxgaradka iyo culumaaudiinka ugu baaqay inay ka qeyb qaatan dib...

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo dhowr habeen ka hor ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay saamiyada shirkadda Somtel ee magaalada...

Erdogan oo sheegay in tallaalka uu soo saari doono dalkiisa la siin doono dhammaan...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu sameynayo tallaalka gaar ah oo looga hortaggayo cudurka Covid-19. Wuxuu sheegay in tallaalka marka...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Maxamed Yuusuf...

Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas barakacayaal ah oo ku nool Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qoysaskan oo degan kaamka Shareeco oo ku yaala xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne ayaa ka faa’ideystay deeq biyo ah oo ka koobneed...

Cilmi baarayaal ogaaday in dadka uu ku dhacay Covid-19 ay u badan tahay inuu...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Cilmi baarayaal ku sugan dalka Britain, kuwaas oo baaray diiwaanka ku dhawaad rubac malyuun bukaano ah oo Mareykanka ku nool, ayaa waxa...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Axmed Nuur...

In ka badan 30 arday oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jibinayeen in ka badan 30 arday oo baraty qur’aanka...

Barakacayaal ku nool Baladweyne oo dalbaday in gurmad deg deg ah.

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qoysaskan oo ku nool kaamka shabeelow oo ku yaalla xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne islamarkana degan gurayo ka sameysan kartooman iyo...

Dowladda Masar oo baareysa Faquuqa loo geystay dadka uu ku dhacay cudurka karoona

Baladweyne (Radio Beerlula)- Mas’uuliyiinta ayaa baaraya dhacdo lagu gubay meydka qof u dhintay cudurka Karoona. Waxaana lagu soo warramayaa in god lagu riday meydka isla markaana...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya C/qaadir Cumar...