Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo sbeegtay inaysan jirin daawo rasmi ah oo loo helay COVID-19
Baladweyne(Radio Beerlula)-Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka Tedros Adhanom ayaa ka digaya in aanay jirin daawo rasmi ah oo dhammeystiran oo ilaa hadda la hayo taas...
Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula
Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineya Sacdiya Maxamed...
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo dugsiyada sare ku amartay inay dhigan bugaagta manhajka qaran ee...
Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga...
Ku simaha ra’iisul wasaaraha dalka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay ka hortaga fatahaada,...
Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay kulan looga hadlay jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira, waxana kula shir...
Isku aadka Horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta Baladweyne oo lagu dhawaaqay
Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha ururka xiriirka kubadda cagta degmada Baladweyne Cabdicasiis Sheekh Axmed Jabuuri ayaa soo saaray isku aadka horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta degmada...
Qaramada midoobay oo sheegtay in adduunka uu wajahayo masiibo dhanka waxbarashada.
Baladweyne(Radio Beerlula)- Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Taalaadada maanta sheegay in adduunka uu wajahayo masiibo dhanka waxbarashada kadib markii albaabada loo...
Warka Habeenimo ee Radio Beerlula
Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Axmed Nuur...
Mashruuc biyo gelin loogu sameynayo magaalada Kismaayo oo la kala saxiixday
Baladweyne(Radio Beerlula)- Kulankan oo lagu kala saxiinayay mashruuc biyo gilin ah oo loo sameynayo dadka ku nool deeganada waqooyiga ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa...
Waddooyinka nabadda Gaalkacyo oo la daah furay.
Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Maamulka Buntland Saciid Cabdulahi Deni ayaa daah furay wajigii labaad ee Qaar kamid ah wodooyinka logu magac daray wadooyinka nabada ee...
Shirkadaha Ceelasha biyaha ee Baladweyne oo fursado shaqo u abuuray dhalinyaro badan.
Baladweyne(Radio Beerlula)-Dhalinyaradan oo bartay xirfadda gelinta iyo cilad bixinta tuubooyinka ceelasha ayaa fursado shaqo ka helay ceelasha biyaha siiya magaalada Baladweyne, kuwaasoo muddooyinkii ugu...