Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Adan Cabdi...

Barakacayaal ku nool dagmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir oo dalbaday Gargaar.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xaalad nolol xumo oo aad udaran ayaa soo wajahday Barakacayaasha ku nool dagmadda Dayniile ee Gobolka Banaadir . Baahiyaha ugu daran ee haysta...

Fursado shaqo oo loo abuuray dhalinyaro ku nool magaalada Jawiil ee gobolka Hiiraan.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Jawiil ee gobolka ayaa fursado shaqo ka heleen ceelasha biyaha Jawiil iyadoo lacagaha ay ka heleen...

Cudurka karoona feyris oo fara ba’an ku haya dalka kenya

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhakhaatiirta Kenya ayaa sheegay in dalkooda ay buuxsameen dhammaan sariiraha loogu talagalay dadka ay xaaladdoodu liidato ee ICU loo yaqaan. Sababta ay...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed...

Maamulka degmada Cadaado oo Dhagaxdhigay Jamacad si xilqaan ah lagu dhisayo

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen ayaa magaaladaasi ka Dhagax Dhigay dhismaha Jaamacadda Cadaado oo si Iskaa wax u-qabso...

Dad jebiyay xeerarka ka hortagga Karoona oo lagu xukumay inay xaaqaan jidadka Nairobi

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dad gaarayo 57 qof oo u dhashay dalka Kenya ayaa lagu xaaqay waddooyinka magaalada Nairobi kadib markii ay jebiyeen xeerarka ka hortagga...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Axmed Nuur...

Dhalinyaro biyo dhaamin u sameeyay qoysas ay sameysay abaarta oo ku nool deeganno ka...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga Sahan Barwaaqo oo kamid ah gudiyada Hormarineed ee ka jira magaalada Hargeysa ayaa deeq biyaha ah oo ka kooban 17 booyadood...

Deeq lacageed oo loogu deeqay dadka abaaruhu sameeyeen ee ku nool gobolka Gedo

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkadda Hormuud Salaam Foundation ayaa $50,000 ku wareejisay Hay,adda Al-raxma Foundation si loo gaarsiiyo dadka abaaruhu ku saameeyeen Gobolka Gedo waxaana munaasabad...