Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug cismaan Axmed Cabdulle ayaa dhagax ceel-Biyood Riig ah oo laga hirgelinaayo degaanka Garas yar-yare oo hoostaga degmada hobyo ee Gobalka Mudug.
Madasha dhagax dhiga ceel-Biyoodka ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Degaanka Garas yar-yare iyo qaar kamid ah Bulshadav degankasi.
warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player