Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bulashada ku nool degaanka xunbo wayne ee Soomaaliland ayaa loo dhagax dhigay dhismaha ceelbiyood loogu Talo-galay Inay Ka faa’iideystaan dadka iyo Xoolaha .
Ceelkan ayaa waxaa hirgaliyay walal soomaliyeed kaasoo ay baahi badan u qabeen bulashada deegaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player