Ceel biyood laga dhagaxdhigay deegaanka Meeladeen oo hoostaga degmada iskushuban.

0
225

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Tamarta Macdanta iyo Biyaha Dowlad goboleedka Puntland Liibaan Muuse Boqor oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirda iyo Barlamaanka Puntland, ayaa Deegaanka Meeladeen ee Degmada Iskushuban Ka dhagax dhigay Ceelbiyood laga Hirgelinaayo Deeegaankaas,

Ceelkan ayaa baahi badan waxaa u qabay bulshada deegaanka iyadoo marar badan leeysku dayay.

Warkan waxaa  inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here