Ceel biyood laga hergeliyay deegaanka Ceeljaalle oo xariga laga jaray

0
34

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Jubbaland mudane Axmed Xuseen baraki (Zubeer) ayaa xariga ka jaray ceel biyood loogu tala galay inay biyaha ka cabaan dadka dagan degaanka ceeljaale 2 kaas oo soconaayo muddo sagaal bilood ah.

Xarig jarka mashruucan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Mudane Axmed Ismaaciil Garas, Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Mudane Cabdulaahi Dubad Shiil, iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Maxamed Nuunow.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here