Ceel biyood laga hirgaliyey deegaanka Horra-haadley oo xariga laga jaray.

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xubno ka mid ah golaha wasiirada somaliland iyo maareeyaha wakaalada biyaha ee hargaysa ayaa xariga ka jaray ceel biyood laga hirgaliyey deegaanka Horra-haadley ee waqooyika magaalada Hargeysa

Xarig jarka ceelkan ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan gobolka maroodi jeex xubno kamid ah injineerada wakaalada biyaha magaalada Hargeysa iyo qaar kamid ah bulashada deegaanka Horra-haadley.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here