Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Beeyo-Gulaan oo la daah furay.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kheyraadka Biyaha maamulka Somaliland Mudane Aadan Cabdulaahi Cabdule ayaa xariga ka jaray ceel-biyood cusub oo laga hirgeliyey deegaanka Beeyo-Gulaan, oo hoostaka magaalada Berbera.

Munaasabadda xadhig-jarka waxa ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Berbera, xildhibaano, iyo dadka deegaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here