Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Boodaale.

0
90

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Al-Raxma ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay Deegaanka Boodaale ee hoostaga degmada Buula-Xaar ee maamulka Soomaliland.

 

Ceelkan ayaa waxaa hirgalisay Caasho Sheakh Mukhtaar oo ah gabadh Soomaaliyeed kaasi oo ay u sadaqeeysatay Waalidiinteeda.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here