Ceel biyood laga hirgeliyay Deegaanka Dabarqas ee Gobalka Saaxil.

0
130

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma Ayaa Degaanka dabaraqas Ee Gobolka Saaxil ka hirkalisay Ceelbiyood oo Qarashka lagu dhisay ay bixiyeen walaalo muxsiniin ah.

Madasha lagu daahfurayey Ceelbiyoodka ayaa waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin Katirsan hay’adda alraxma iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.