Ceel-biyood laga hirgeliyay deegaanka Isha-maraaga ee Gabiley

0
79

Baladwayne (Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Rahma ayaa ceel-biyood ka hirgalisay deegaanka Isha-maraaga ee magaalada Gabiley.

Ceelkan ayaa waxaa sadaqeeystay walaal Soomaaliyeed kaas u waqfay Abbehiis iyo Hooyadiis oo dhintay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.