Baladweyne(Radio Beerlula)-Gudoomiyaha degmada Galdogob ayaa deegaanka isqanbuus ka xarig jarey ceel biyood uu boqorka sucuudigu ugu deeqay dadka degmada
Ceelka ayaa waxaa bahi weyn u qabay dadka iyo duunyada ku nool degmada isqanbuus xili dalka abaaro badan ay ka jiraan
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.