Ceel biyood laga hirgeliyay Deegaanka Kalabeeyr oo xariga Lagajaray

0
96

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Biyaha,Macdanta iyo Tamarta Maamul Gobeleedka Waqooyi Berri, Ali Dhakaawe, ayaa xariga kajaray Dayactirka Ceelka iyo Biyo gelinta Dagmada Kalabaydh.

Waxaa madasha ku sugnaa Masuuliyiinta Dawlada hoose ee dagmada Kalabaydh, iyo Maamulka Hay’adda π€π‹πˆπ†π‡π“ .

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here