Ceel-biyood laga hirgeliyay deegaanka Laama-looshka ee Gabiley.

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haayadda Al-raxma Ayaa kahirgalisay Degaanka Laama-looshka Ee Gobolka Gabiley Ceelbiyood oo Qarashka lagu dhisay ay bixiyeen walaalo muxsiniin ah.

Madasha lagu daahfurayey Ceelbiyoodka ayaa waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin Katirsan hay’adda alraxma iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.