Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Maka oo xariga laga jaray

0
166

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha maamulka Jubbaland ayaa xariga ka jartay Ceel-biyood laga hirgaliyay Deegaanka Maka oo ku yaalo Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Munaasabada xariga looga jarayay Ceelbiyood ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano,mas’uuliyiin ka socday Wakaaladaha Biyaha Jubbaland iyo Odayaal.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim { Nadaara }

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here