Ceel biyood laga hirgeliyay deeganka cagaaran ee gobolka Mudug oo xariga laga jaray.

0
234

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda khayriga ah ee HIKMAH ayaa deegaanka Cagaaran ee gobolka Mudug ka hirgalisay ceelbiyood riig ah

Hirgalinta ceelbiyoodkaan ayaa qeyb ka ah mashruuc gargaar loogu fadinayo dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen waxaana dhaqaalaha lagu hirgaliyey ceelbiyoodkan bixiyey hay’ada Al-najaad ee fadhigeedu yahay dalka Kuweyt.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi