Ceel biyood laga hirgeliyay degmada Dhoobley oo xariga laga jaray

0
213

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degamada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose Xasan Cabdi Xaanshi ayaa xariga kajary ceelbiyoodka Xaafada Danwadaan ee degamada Dhoobleey kaasoo dyactir xoogan lagu sameeyay.

ceelka ayaa waxaa dayactir kusaameyay wasaarada tamarta iyo biyaha Jubaland .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here