Baladweyne ( Radio Beerlula)-Dhallinyaro isxilqaamay ayaa ceel biyood ku deeqay kumannaan qoys oo ku nool degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.
Ceelkaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulashada Degmada Garasbaaley kuwasoo ka heli doono biyo nadiif ah.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


