Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hayadda Al-raxma ayaa Ceel biyood Ka hirgalisay degmada Qoyta ee Gobolka Togdheer kaasoo ay baahi badan u qaben dadka deegaanka.
Qarashka ku baxay ceelkan ayaa waxaa bixiyay walaalo muxsiniin ah oo ku nool magaalada hargaysa kuwaasoo u wakiishay haay’adda Al Raxma.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


