Ceel biyood laga hirgeliyay gobalka Saaxil oo xariga laga jaray

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haay’ada Al Raxma Ayaa Ceel Biyood Ka Hir Galisay Deegaanka Geed Libaax Gobalka Saaxil ee maamulka Somaliland kaasi oo lagu talagalay inay ka cabaan dadka iyo duunyada kunool deegaankaasi.

Ceelbiyood ay waxaa soo baxsaday walalaalo muxsiniin kuwaas oo ugu talgalay in ka faaiideeystaan dadka deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here