Ceel biyood laga hirgeliyay magaalada Gerijir ee gobolka Hiiraan oo xariga laga jaray.

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gerijir ee Gobolka Hiiraan ayaa laga hirgeliyay ceelbiyood ay bulshada deegaanka baahi weyn u qabeen

Ceelkaan ayaa waxaa hirgaliyay Xildhibaan Ilyaas Sheekh Ahmed oo ka mid ah xildhibanada Fadaraalka Somalia.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen