Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha maamulka Soomaaliland Nafiso Maxamuud Shirwac ayaa xariga ka jartay ceel-biyood aay wasaaradda ka hirgilisay Degaanka Ijaara ee Gobalka Gabiley.
Munaasabadda xariga jarka ceel-biyoodka ayaa waxaa Agaasimaha ku wehlinayey xildhibaano,maamulka Gobalka Gabiley,Agaasimayal iyo Odayaasha degaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.