Ceel-Biyood laga Hirgiliyay magaalada wajaale oo xeriga laga jaray.

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Biyaha soomalilnad Saleebaan yuusuf cali koore ayaa xeraga jaray ceel biyood laga Hirgiliyay magaalada wajaalle ee Gobalka Gibileey.

 

Munaasabadda xerag jarka waxaa Wasiirka ku wehlinayey maamulka Gobalka gobileey,masuuliyiinta magaalada wajaalle iyo qaar kamid ah Bulshada Magaaladaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq