Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shacabka ku nool deegaanada Ceelbaar ee gobolka Sh/Dhexe, Balcad iyo Warshiiq oo in muda ah la dhibaataysanaa helida biyo Macaan madaama ceelasha ku yaalo ay yihiin kuwa biyo dhanaan ayaa dowladda Imaaraadka Carabta Waxa ay u hirgelisay Ceel-biyood macaan
Ceelkan ayaa waxaa baahi weeyn uqabay shabaka deegaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.