Ceel riig ah oo laga dhagax dhigay deegaanka Waabweyn ee gobolka Hiiraan.

0
103

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Iskuduwaha wasaarada tamarta iyo kheeyraadka Hirshabeele ee gobolka Hiiraan Cawil Maxamed Jibriil ayaa ceel riig ah ka dhagaxdhigay deegaanka Waabweyn ee gobolka Hiiraan.

munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda deegaanka waabweyn waxgarad iyo boqolaal shacab ah oo ku nool deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf   Aadan