Baladweyne (Radio Beerlula)-hay’adda I.M.C ayaa deegaanka Biyo
cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka hirgalisay Ceel riig ah kaasi oo aay bulshada deegaanku baahi wayn u qabeen.
Madasha lagu daahfurayey Ceelka riika ah ayaa waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin Katirsan hay’adda I.M.C iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi