Ceelbiyood laga daah furay Magaalada Burco.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha maamulka soomalinda Marwo Nafiso Shirwac Maxamuud ayaa magaalada Burco ka dhagax-dhigtay ceel-biyood cusub oo lagu tal galay in ay isticmaalan dadka iyo duunyada.

Munaasbadda dhagax dhiga wax kasoo qayb galay maamulka magaalada Burco Wasiiro katirsan maamulka Soomalind masuuliyiinta kasocoday Haayada zamzam foundion iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.