Ceelbiyood laga dhagax dhigay deegaanka Hilowle ee gobolka Salal.

0
145

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada kheeyraadka biyaha Soomaliland Abiikar Cabdiraxmaan ayaa deegaanka Hilowla ee Soomaliland ka dhagax dhigay qodista Ceelbiyood Riig ah.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kusugnaa wasiiro Xildhibaano iyo boqolaal shacabka deegaanka Hilowle.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here