Ceelbiyood laga dhagax dhigay degaanka kob riyaad ee gobolka Bari

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiiru Dowlaha wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland Maxamuud shiikh Ciid ayaa deegaanka Robb Riyaad ka dhagax dhigay dhismaha ceel-Biyood laga hirgelinaayo degaankaas oo ka tirsan Gobalka Bari.

Munaasabadda dhagax dhiga ceel-Biyoodka ayaa waxaa Wasiiru Dowlaha ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo qaar kamid Bulshada ku nool deeganka Robb Riyaad.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.