ceelbiyood laga dhagax dhigey deegaanka Meyle oo hoosyimaada magaalada jariiban

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maareeye ku-xigeenka Wakaaladda horumarinta biyaha Puntland ayaa ceelbiyood ka dhagax dhigey deegaanka Meyle oo hoosyimaada magaalada jariiban waxaana Ceelkan dhismihiisa iska kaashanaya bulshada deegaanka iyo dowlad goboleedka puntland.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.