Ceelbiyood laga hergeliyay Degaanka Caada ee magaalada Gabileey

0
176

Haay’ada Alraxma ayaa Ceelbiyood Ka hirgalisay Degaanka Caada magaalada Gabileey waxaana lacagta lagu dhisay baxiyay walaalo muxsiniin Soomaliyeed ah waxaana dhisay Hay,ada Al-Raxma.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.