Ceelbiyood laga hirgaliyey deegaanka Caweer ee Galmudug.

0
48

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Doowladda fadaraalka soomaliya ayaa Ceel-biyood ka hirgalisay deegaanka Caweer oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.

Hirgilinta ceelkaan ayaa waxaa iska kaa shaday Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Doowladda soomaliya iyo Haya,aadda Cumaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.